Waa maxay WordPress Block?

Block waa qayb ka mid ah content-ka, waxaana loo isticmaalaa in lagu dhiso bogagga iyo maqaalada si fudud, adigoon u baahnayn code. Tusaale ahaan, block-yada caanka ah waxaa ka mid ah:

  • Paragraph Block – Waxaa loo isticmaalaa qoraalka caadiga ah.
  • Image Block – Waxaa lagu daraa sawirro.
  • Heading Block – Waxaa lagu sameeyaa cinwaanno (H1, H2, H3…).
  • Button Block – Waxaa lagu daro badhanno (buttons).
  • Video Block – Waxaa lagu xiro fiidiyowyo (YouTube, Vimeo…).
  • Table Block – Waxaa lagu abuuraa jaadwal (table).
  • Columns Block – Waxaa lagu sameeyaa columns (labo ama in ka badan).

🔹 Faa’iidooyinka WordPress Blocks

Fududeyn – Ma u baahnid coding, si fudud ayaad drag & drop u isticmaali kartaa.
Customizable – Block kasta waxbaa laga beddeli karaa (midab, font, background…).
Flexible – Waxaa lagu dari karaa plugins si blocks cusub loo helo.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *